Qeexid

"Cudur halis ah, sangoror leh oo fardaha ku dhaca. ld darfac, dirfac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dafac oo kali ah:
  • Sidoo kale Madfac ku dhacay degmada Yaaqshiid 11:00-habeenimo ee xalay ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 4-qof oo u badan caruur kadib markii uu madafacu ku dhacay iyagoo huradaya gurigooda, iyadoo laba qof oo dhaawacmay la geeyay Isbitaalka Keysaney.
  • Daahir Max'ed Xirsi oo ay saxaafadu wax ka weydiisay weerarkii lagu qaaday Villa Somalia ayaa sheegay inuu hal askari dhaawac fudud ka gaaray, wuxuuse sheegay inuu khasaare dhimasho dhaliyay madafac loo waday Madaxtooyada.