Qeexid

"Ummad inteeda la xukumo ee aan maamulka siyasiga wax ka hayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dadweyne oo kali ah:
  • Boqolaal dadweyne ayaa ku dhawaaqaya hal ku dhigyo ka dhan ah ganacsatada oo ay ku eedeeyeen in ay mas'uul yihiin sicir bararka iyo diiditaanka lacagaha duuga ah.
  • WAR DEG-DEG AH: Weriyaal iyo Dadweyne kale oo Maanta ka qeybgalay Aaska Agaasimihii Idaacadda Shabelle oo lagu Dilay Muqdisho 07 Jun 2009- Axmed Cumar Xaashi (Taajir) oo dhaawac culus soo gaaray xiligii Agaasimaha Idaacada Shabelle la dilayay..