Qeexid

"dadka qaniina. 2. D. ah: nafleyda inteeda hilibka dadka quudan karta."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dadka oo kali ah:
  • Qaybo ka mid ah dadka ayaa ku guulaysta noloshaada iyagoo kala gedisan waxa ka mid ah kuwa ganacsato, qoraa iyo abwaano, hadaba fashilaada ayaa ku wayn xagooda aadna ay iskaga ilaalinayaan hadaba markay ku noqnoqdeen jirabaada ayay gaadheen meelo sare.
  • Maxamed Maxamuud Shiino, waana dhaqtarkii ugu horeeyay ee fuliya Barnaamijka Indhaha Biyaha looga xiraayo dadka Indhaha Biyaha uga furmaan ee qaliinka u baahan.