Qeexid

D. ah: awr

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dadcun oo kali ah:
  • Waxaa la yaab leh in ninkaas dadcunka ah fikraddiisii ay dad badani la dhaceen oo ay la soo xiriireen.
  • Waxaa la yaab lahaa in ninkaas dadcunka ah fikraddiisii ay dad jecleysteen lana soo xiriireen, iyagoo dadcunka u sheegaya iney rabaan in la dilo ka dibna hilibkooda la quuto!