Qeexid
Wax la dadbay ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax la dadbay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg dadban. ld dadbanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la dabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax tidcan ahaansho (timo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dedan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld dedan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld dedan3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld dadbanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Qeexid: Wax diyaar ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aleel lagu qurxiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dadab1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld ded2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ded1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
Qeexid Xigta: D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Qeexid Kale: Bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Dab, nal iwm bakhtiyid. ld den.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dednaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax si aad ah dhulka loogu adkeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) Webi, tog iwm labada dhinac midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Nafley dadka qalata oo hilibkiisa cunta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]