Qeexid
ld dadabxambaarso.
[-rtay, -ratay]
f.mg3ld dadabxambaarso.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dadabxambaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dadabxam baarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dadab xambaarso. ld dadabxambaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dadabxambaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax dhabarka ku qaadasho.
Qeexid Xigta: Gabar la guursa nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: xambaaro 1 m.dh Dhabar wax ku qaadid, dhabarka wax lagu qaado.
m.l
Qeexid: ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Qeexid Xigta: Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
Qeexid Kale: D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).
Qeexid Xigta: Qof tartiib u taabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Qeexid Xigta: Rarada la saaro aqalka miyiga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhimbilo yaryar oo dabka ka duulduula.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Dhimbilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dadabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
Qeexid Xigta: (f.g) Cid gardarro ku sameyn.
Qeexid Kale: (f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dadabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
Qeexid Xigta: ld dadabgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]