Qeexid
ld dadabsasho.
ld dadabsasho.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld dadabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid.
Qeexid Xigta: (f.g) Cid gardarro ku sameyn.
Qeexid Kale: (f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dadabso. ld dadabsad, dadabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Qeexid Xigta: Rarada la saaro aqalka miyiga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Qeexid Xigta: Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
Qeexid Kale: D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daadasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld ded2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ded1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sabuulka isagoo aan bislaan oo weli curdan ah beerta laga gooyo, ka dibna inta god lagu guro la dubo.
Qeexid Xigta: Weel kasta oo dab la saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dadaabeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo.
Qeexid Xigta: ld dadabgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld dedan3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dedan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld dedan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dadabgal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld dadabgal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dharabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]