Qeexid

"ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac."

Qeexid Kale

D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.

Qeexid Xigta

Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dadab oo kali ah:
  • Rabbi kuu dallaayadi qabriga, labada daamoode Oo derejo dheer iyo ku saar, dadab sariireede, Ku dangiigso meel roon adaan, diinta caasiyine!
  • Dadka caanka ah oo ka dhashay Beelweynta Maxamuud Hiraab waxaan ka xusi karnaa Siyaad Kooradadab /ama Siyaad dheryo dhoob oo isaga lagu xasuusto "Hashu maankeyga gaddaye ma masaarbey laqday".