Qeexid

"(-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dad oo kali ah:
  • S: Waxa laydinku xantaa ASAD taageero badan-ba dadka debedaha kuma haysato, taa maxaad ka odhanaysaa?
  • Kaas oo ah difaaca dalkooda iyo dadkooda, iyada oo sharcigu u siiyey awood siyaasadeed oo ay ku diidi karaan wixii dulmi ah ee kaga yimaada dawladda dhexe ama qawmiyadaha kaleba.