Qeexid

"U d.: dacwo sameyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacwoo oo kali ah:
  • Beryahaan waxaa loo dacwoodaa Maxaakiimta oo ilaa xad wax ka qabtay Garsoorka Dadweynaha, laakiin weli wax weyn baa dhiman oo Faanoole Fari Kama Qodna.
  • Waxa iyaguna shirkaa ka dhacay hudheelka Ghion ee Addis Ababa ka soo qaybgalay (2) hablood oo walaalo ah oo reer Kiiniya ah oo u dacwooday maxkamadda si ay uga hortagaan aabahood oo doonayay in lagu fuliyo gudniinkaa.