Qeexid

"Cid dacwo ku oogid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacwee oo kali ah:
  • Mushkiladdeennu mid aan anngu leenahayba maaha, waayoo haddaan leenahay innagaa inta fariisanna is-dacweeyna, isuna gar-naqan laheyn, mar haddiise aan shisheeye miciin ka doonnay, Rabbi talo ku filan, nin-doorka Somaaliyeedna howsha sugaysaa badanaa.
  • Waxay GTZ ku soo kordhisay in ay qabsadan Looyar oo ay ku dacweeyaan dadkaa aan waxba loo qaban oo ay GTZ kaga baxdo lacag ka badan inta ay dhawrka qof ku fadeexadaynayso.