Qeexid

"(-do, m.l) Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta. ld dacwi1, dacwo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacwad oo kali ah:
  • Cali oo u dhashay dalka Soomaliya haystana dhalashada waddanka Maraykanka ayaa la sheegay in todobaadkan maxkamad la soo taagi doono hadii lagu helana dacwada loo haysto Ninkan ayaa waxaa laga yaabaa in lagu xukumo xabsi daa’in ama xabsi aad u dheer.
  • · Dacwad ayanu kaga oogi karnaa maxkamadda adduunka ee ku taal Hague, xoghayaha guud ee qaramada midoobay haddii uu noqdo carqalad hortaagan danjiraha madaxweynuhu u diray UN-tii si uu ugu fadhiisto kursiga Somaliland aanay cid ka baryeyn.