Qeexid

"ld laciifi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daciifi oo kali ah:
  • Indhafiiqidu waa qaliinka lagu sameeyo jirada gasho bikaacada isha (Eye lens ) taasoo keento arag daciifid.
  • Markaad arrimahaan oo dhan dib u jelleecdid, sow kuuma sawirmayso ujeeddada cadowga iyo kuwa uu horay qalbigooda u daciifiyey?