Qeexid
Qori qaar ka mid ahi gubtay.
Qori qaar ka mid ahi gubtay.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Nooc dawacada ka mid ah, midab ciiro ah leh, oo caws ku nool ah. ld dawacamadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dacawamadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Bara-baro mad-madow oo qof aan qubeysan jirkiisa ka muuqda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dad noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Daraf, dhinac, cirif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Summad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc daranta ka mid ah, gaagaaban, oo midabkeedu madowyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Qof tabar yar oo taakulo u baahan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Qof nacaladi ku dhacday noqosho.
Qeexid Xigta: Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-yay, -yday; -yi) Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: (f.g) Cid kabo dacas ah la dhicid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Baabuur quwadjabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax mugdi ah ahaansho (meel).
Qeexid Kale: Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Faruurta hoose ee xoolaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kabo jilicsan, badanaa guriga lagu joogo oo balaastiig ka sameysan.
Qeexid Xigta: Diif; rafaad; dhibaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhismo weyn oo dusha ka dedan
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Midibka dhuxusha.
Qeexid Xigta: Mugdi, gudcur. ld madoow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir.
Qeexid Xigta: Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti.
Qeexid Kale: Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay) ld tacaddi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]