Qeexid

"ld dicaayad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dacaayad oo kali ah:
  • Waxa caado noqotay in nin waliba warbaahinta u sii daayo, dacaayad ka dhan ah nin ay maamulka wadaagaan.
  • Waxa intaa dheeraa aflagaadada,iyo dacaayadda lagu hayey. waxay dadkii UDUB ku dhawaaqayeen haddalo ay ka mid ahaayeen kulmista,dabadhilifyada,dhuuni raacyada iyo haddalo kale oo kala fogeyn kara shacbiga Sooomaaliland.