Qeexid

"Biyo wasakh ah oo ku hara kaalinka ay xooluhu ka cabbaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dac oo kali ah:
  • SALAAD CALI JEELLE""Wax dacwad ah oo aniga la iga gudbiyay ma jirto, waa jirtaa in dacwad laga gudbiyay Ra'iisul Wasaarihii hore Prof.
  • Axmed ayaa dowlada Kenya ku dacweeyay Ra'iisul wasaarihii hore ee Somalia Prof.