Qeexid

"(-dyo, m.dh) Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabqaad oo kali ah:
  • Dhinaca kale dagaalkan ayaa ku soo beegmey xilli wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha DFKMG ah ku sugan yahay gobolka kuwaas oo u kala dabqaadaya dhinacyada is haya iyaga oo maanta ku sugnaa tuulada Buulo guduud.
  • Dilivio, wuxuu hore ugu soo ciyaaray koox heerka Serie C2 ah muddo ah sannad, kooxdaas oo ahayd Perugia ayaa kor u soo dalacsiiyay sannadkii 1988, kahor intii aanu u kala dabqaadin Podava iyo Juventus.