Qeexid

"Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daboole oo kali ah:
  • Waxa ay Israa'iil sheegeysaa in ayna iska dabooleyn fursadda ay xaqa u leedahay ee ku saabsan in ay is-difaacaan sida uu dhigayo qaraarkii tirsiiisu ahaa 54 ee ka soo baxay Qaramada Midoobey.
  • Wareysigii sidan ayuu u dhacay: HOL: Waa kuma Burhaan Daboole?