Qeexid

"Weel iwm wax la daboolay noqosho."

Qeexid Xigta

Wax muuqaalkooda wax kale qariyey noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daboolan oo kali ah:
  • Haddii ay noo hagaagtana waxaa Soomaaliya ka talin doona Madaxweyne –sida sharcigayagu uu qabo madax daboolan, oo aadan garan doonin inuu walaalkaa yahay iyo inuu reerka cadawgaaga ah yahay.
  • Haddii si calool adayg ah loo daboolana ay ilo kale oo lagama maarmaan ahaa ay awdmayaan oo beerka jecli xaydha jecli lala dala-dhici doono oo aakhirka miisaanku meel ku shalwan doono.