Qeexid

"Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin."

Qeexid Xigta

ld daboolid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabool oo kali ah:
  • Maxamed Cusmaan Cali (Dhagax-tuur) oo daboolka ka qaaday inay damanad qaadayaan nolosha dadkii ku dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay wadada Maka-al Mukarama.
  • Axmed oo ku laabtay Muqdisho ayaa daboolka ka qaaday inay u istaagayaan sidii ay kala dambeynta ugu soo celin lahaayeen Somalia, kadib 20-sano oo rashado ay jireen.