Qeexid

Neef ugaar ah oo aan gelin dabinka loo dhigo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabindhuud oo kali ah:
  • Waxaa ka badbaadi kara qof sida tukaha u feejigan oo dabindhuudka yaqaan.
  • Waxaa ka badbaadi kara qof sida tukaha u feejigan oo dabindhuudka yaqaan.