Qeexid

"(-nno, m.dh) Bir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabin oo kali ah:
  • Oo dabin isku dhigaya.
  • Hase ahaatee waxaan ka baqayaa in Guddoomiyaha cusub uu ku dhaco dabinno ay har iyo habeen u maleegayaan kooxo Gaadleey siyaasadeed ah iyo laba naflayaal diidan nidaamka iyo dowladnimada, doonayana danahooda iney fushadaan.