Qeexid

"ld dabci1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabiicad oo kali ah:
  • Waxa uu adduunku joogaa xilli uu sii xoogoobayo adeegsiga dawo-dhaqmeedku, hal-ku-dhegguna waa “in dib loogu laabto dabiicadda” (back to nature).
  • Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.