Qeexid

"(-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar."

Qeexid Kale

ld dabiibid.

Qeexid Xigta

Dacarfal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabiib oo kali ah:
  • Masaaridii hore (Ancient Egyptians) ayaa ahaa dadkii ugu horreeyay ee wax ku baanta dawooyinka, waxana la yidhaa dhakhtarradoodu waxay wakhtigaa wax ku dabiibi jireen ilaa 900 oo nooc oo dawooyin ah.
  • qof ee dhaawacantay ayaa lagaarsiiya isbitalka weyn ee Magaalada B/weyne halkaasi oo lagu dabiibayo waxaana dhaqaatiirtu ay sheegeen in dhaawacoodu aanu halis ahayn.