Qeexid

"ld dabci (1)."

Qeexid Xigta

Noolaha iyo ma noolaha Eebbe ku abuuray dunida guudkeeda oo dhan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabeecad oo kali ah:
  • Hadday markaasi diin iyo dabeecadi u dheer yihiin, ninka daa’in ka baqayaa waa tuu doonayey, kii kalee damackatiir ahe xoolo daneeyaase quruxda wuxuu ku daraa inay dad magac iyo deeq leh ka dhalatay.
  • Marka carruurta dabeecadoodu xumaato, carruurtu waxay leeyihiin ma aan fiicni.