Qeexid
Xilli roob shuux ahi ka da'o xeebaha gobollada koonfureed, taasoo ku beegan dhammaadka dabshidka.
Xilli roob shuux ahi ka da'o xeebaha gobollada koonfureed, taasoo ku beegan dhammaadka dabshidka.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax qarin.
Qeexid Xigta: Wax baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daganduugid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ceel, god iwm aasid.
Qeexid Xigta: Wax baabbi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: D. ah: neef lo' ah oo aan sanka ka neefsan karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Godob dad u dhexaysay baabbi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Qeexid Xigta: Hub.
Qeexid Kale: Danab. ld deb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo soohid.
Qeexid Kale: Il muddo yar isku hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cayayaan yaryar oo midab cad leh oo dhulka cammuudda ah inta dabada ku qota dhex gala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo u yeela baro yaryar oo biyo leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (dalluug, m.dh) Geed abaareed, gaaban, cufan oo leh laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar; hayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dabka lagu dagaallamo oo loogu talaggalay in uu meel fog wax ka dilo, wadajirkiisa.
Qeexid Xigta: Colka dabkaas sita.
Qeexid Kale: Bundug dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ciidan qaabbilsan la dagaalanka dabka. ld debdemis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.
Qeexid Xigta: Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.
Qeexid Kale: Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho.
Qeexid Xigta: Timo tidcasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]