Qeexid

"Ciidan qaabbilsan la dagaalanka dabka. ld debdemis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabdamis oo kali ah:
  • Ciidamada Dabdamiska ayaa laga keenay magaalada Harcourt ee xeebta ku taala ee caanka ku ah saliida, ka dib markii ay cadaaday inta uu khasaaruhu le'eg yahay.
  • Kulanka Madaxweynaha Puntland uu la qaatey dadkii ka qayb qaatey dab-damiska waxaa la kulmey saraakiisha Wasaaradda Dekadda iyo sarkaal ku takhasusey dabdamiska halkaas oo lagu go'aansadey in la dhiso Koox gaar ah oo qaabilsan Dabdamiska Dekadda Bosaso.