Qeexid

"ld debcin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabcin oo kali ah:
  • Wasiirka Ganacsiga Cabdullaahi Axmed Afrax ahna ku simaha wasiirka Maaliyada iyo ganacsatada ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo dabcin lahaa qiimaha lagu soo kordhiyay dekadda iyadoo ganacsatada ay ka horyimaadeen wasiirkana uu ka biyo diiday.
  • Waxaa se arrintu un taal deegaanka Gabiilay oon u dabcin tabaha ka baxsan sharciga ee lagu kala furaayo.