Qeexid

"Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabci oo kali ah:
  • Waxay ila tahay inaynu xeerkan sii adkayno mooyee in aynaan dabcin, sida uu inaga soo codsaday ma aha suurtogal, waayo waxaynu ogayn tii aynu markii hore ansixiyay Md.
  • Waxse aad kaga daliil qaadataan, dulucda maahmaahda Dayaxaan madoobaaday iyo, dogobka nuuraaya, Dabcigiyo aqoontoodu waa, dawlad baan nahaye.