Qeexid

Caro xad-dhaaf ah oo qofka is hanashada ka lumisa.

Qeexid Xigta

Dhagar, khayaano.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabbar oo kali ah:
  • Dildilloonka hirarkiyo berrigu wuxuu daboolaayo Xidigahan dabrane aan sidii dhimbilo soo daadan Waxa belo dahsoon iyo waxaad derbi ku owdeyso Waxad naga dadbeysaba Rabbiyoow badi dad waa mooge Adigaa khalqigan kala dabbara awalna soo deystay.
  • Dildilloonka hirarkiyo berrigu wuxuu daboolaayo Xidigahan dabrane aan sidii dhimbilo soo daadan Waxa belo dahsoon iyo waxaad derbi ku owdeyso Waxaad naga dadbeysaba Rabbiyow badi dad waa mooge Adigaa khalqigaan kala dabbara awalna soo deystay.