Qeexid

"ld dabaq2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabbaq oo kali ah:
  • “Tan iyo markii Soomaalidu Istiqlaalka qaadatay, waxay noqotay meel kolba ciddii joogtaa ay aragtideeda ku dabbaqdo,” ayuu yidhi.
  • Nidaam jira buu ahaa, waanu hagaagsanaa, laakiin anigu weli ma dabbaqin, waana been wax kordhay oo aan amar ka qoray, warqad aan qorayna ma jirto,” ayuu yidhi Maayarku.