Qeexid

"ld dabaalo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabbaalo oo kali ah:
  • "Waxaan qorshayaa inaan wax badan ka badalo qorshaha IGAD, isla markaana aan xasillooni iyo nabad ku soo dabbaalo dalalka ay rabashaduhu ka jiraan ee ururkaan ka tirsan" ayuu yiri Ra'iisul wasaaraha Ethiopia, markii lagu wareejiyay hoggaanka IGAD.
  • “Dad Soomaaliyeed oo aan shirkaas ka qayb galin, oo masuuliyiin ah, oo meelo kala duwan ka jooga adduunka, ehelo hoosena aan nahay, ayaan u imid Jabuuti, si aan wixii dhib jira uga hadalno, kuna soo dabbaalo dibu heshiisiinta,” ayuu yiri Geeddi.