Qeexid
eeg dabaysho. ld dabayshi.
eeg dabaysho. ld dabayshi.
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld dabayshad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -shaday, -shatay
Qeexid: Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid.
Qeexid Xigta: Xoolo lumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dabaakh1.
Qeexid Xigta: Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) (c.cimi.) Mawjad hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo badanaa la moodo inay barbaro la tahay oogada dhulka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hawo xoog leh oo dhan u socota.
Qeexid Xigta: Xanfar; siigo.
Qeexid Kale: Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qayb bulsho ka mid ah oo isku dan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg qaysho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Naag hurudda farxumayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld tarshad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dabaqabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: D. ah: hal marka rintay.
Qeexid Xigta: ld dabaqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dabaalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dabaakhad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Birqabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax badankii tegay inta yar oo dambaysa; badbaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la dabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax tidcan ahaansho (timo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
Qeexid Xigta: Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]