Qeexid

"Hawo xoog leh oo dhan u socota."

Qeexid Kale

Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.

Qeexid Xigta

Xanfar; siigo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabayl oo kali ah:
  • Xiliyadda xagaaga ayaa waxaa magaalada boosaaso ka dhaca kulayl iyo dabaylo xoogan sanad walbana, kuwaas oo ay dhibaato ka soo gaaraan doonyaha waqtiyadaan oo kale.
  • Roobabkani ayaa ahaa kuwa wata Dabaylo iyo Baraf aysan xoolaha iyo dadkuba u adkaysan karin.