Qeexid
Ciyaar carruurtu ay ciyaaran, iyagoo gadaal ku xiranaya maro la duuduubay oo sayn loo ekeysiiyay.
Qeexid Xigta
Qof cid kale wax kasta ku raaca.
Ciyaar carruurtu ay ciyaaran, iyagoo gadaal ku xiranaya maro la duuduubay oo sayn loo ekeysiiyay.
Qof cid kale wax kasta ku raaca.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: ld durgeyshabeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabeebo. ld dabeebad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Heensasaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabaqabo. ld dabaqabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dameer1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dabci1.
Qeexid Xigta: Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo saaxiib ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dameer2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hadal dood ah. ld dabuub (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Neef xoolo ah oo la rarayo dabaggelis u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -cday, -cotay
Qeexid: Dabagelid; raacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabaggelisee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dabasocosho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax, wax kale gadaal kaga xariirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc cawska ka mid ah oo geelu uu daaqo oo leh fiid cad oo wax mudi karta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg dabaysho. ld dabayshi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabaggeli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
Qeexid Xigta: Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la dabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax tidcan ahaansho (timo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]