Qeexid
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-bray, -bartay; -bri) Sac ama geel dabar ku xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Qeexid Xigta: Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Qeexid Kale: Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) (kiim.) Atam amakoox atamyo ah oo lumiyay hal ama in kabadan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaansaldanab togan (a. togan), ama helay hal amain ka badan oo elektaroonno ah si ay uyeeshaan saldanabtaban (a. taban). Welibaeeg aayoonayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab taban leh, oo sameysmamarka atamyada ama molikiyuulada lagudaro elektaroonno. Marka danabsoocidda lasameynaayo, ayoonada taban waxa jiitaqotinka togan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Geed nagaar faala, leh caleemo yaryar iyo buruq dharka lagu dhaqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caro xad-dhaaf ah oo qofka is hanashada ka lumisa.
Qeexid Xigta: Dhagar, khayaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dabargo'naansho m.l/dh ld dabargo'naan.
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Maro, cad maro kale ah ku tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dabargo'naan m.f.dh eeg dabargo'an. ld dabargo'naansho.
m.l
Qeexid: (daaw.) Daawo loo isticmaali jiray daweynta baraska ama juudaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dabargo'an f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax dabargo'ay ahaansho.
Qeexid: dabargo'1 m.l Ciribtirmidda ku dhacda wax asalkiisa ama firkiisa.
m.l
Qeexid: (-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab togan oo ka dhashayatammo ama molikuyuullo laga xayuubiyeyelektaroonno. Marka danabsoociddudhacayso, ayoon-toganayaasha waxa jiitaqotinka taban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dabargo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
m.l
Qeexid: Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto.
Qeexid Xigta: Cad maro ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dabargo'id m.f.dh eeg dabargo'2.
m.l
Qeexid: (-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Wax jiritaankooda baabbi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Khiyaano; dhagar.
Qeexid Xigta: Gogoldhaaf.
Qeexid Kale: ld dhabammarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]