Qeexid
D. ah: hal marka rintay.
Qeexid Xigta
ld dabaqaadid.
D. ah: hal marka rintay.
ld dabaqaadid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld daabakhaad (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qayb bulsho ka mid ah oo isku dan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dabaqaad1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dabaqabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax intooda badani khasaaray inta ka hartay badbaadin.
Qeexid Xigta: Neef jirro ama caato awgeed la fariistay kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
Qeexid Xigta: Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) (xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dabaakhad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabaqabo. ld dabaqabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Naag hurudda farxumayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xilli, intiisa ugu dambeysa.
Qeexid Xigta: D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo/-ddo, m.dh) D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay.
Qeexid Xigta: Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dibqallooc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]