Qeexid

"Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo."

Qeexid Xigta

Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabaq oo kali ah:
  • Waxay ahaayeen dad cadaan ah oo Christian-ka diin ahaan u haysta isla markaana dabaqada dhexe ah.
  • Dimoqraadiyaduna waa inaanay noqon erayo macaan oo ay ku hadlaan siyaasiyiinta ama falsafad kakan oo aqoonyahanada iyo indheergaradka dabaqadda sare ee bulshada geeska Afrika ee afsomaligu ku hadashaa.