Qeexid

"Wax la dabay ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax tidcan ahaansho (timo).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daban oo kali ah:
  • Waxaa hortiisa iman jiray isagoo Khubeyb tukanaya tiirka hortiisa labadii rakcadood ee xasilloonida iyo degganaanshaha wadatey, wuxuuna maqlayay hadalkiisii dabancsanaa ee uu ku habaarayay gaaladii Qureysh.
  • Ma aha inaan bixino cashuurta kalluumeystaha haddii aan dabano kalluunka biyaha badda innaga oo adeegsaneyna birta ama xadhiga kalluumeysiga.