Qeexid
(-rro, m.dh) ld dabakafur.
Qeexid Kale
ld dabafurid.
Qeexid Xigta
Khiyaamo; dhagar.
(-rro, m.dh) ld dabakafur.
ld dabafurid.
Khiyaamo; dhagar.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xog qof u qarsoon kashifid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld dabafur1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Nooc banaatiikhdii hore ka mid ah. ld dabafur1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Faraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto.
Qeexid Xigta: Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-bqay, -baqday; -bqi) Wax, dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka samaysan, daboolid. ld dabbaq.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabool xardhan oo caw, qabo iwm ka smaysan, oo xeeryaha lagu daboolo.
Qeexid Xigta: Dhismo leh guryo is dul saaran, fooq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-bray, -bartay; -bri) Sac ama geel dabar ku xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld debec2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld daabax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la dabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax tidcan ahaansho (timo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld debcid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld daabax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Qeexid Xigta: Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Qeexid Kale: Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ciyaar jiib iyo jaan leh, ragga iyo haweenka wada ciyaaraan oo laga dheelo degmada Eyl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dabaakh1.