Qeexid
Calool xanuun halis ah, casiraad leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira oo dadka iyo xoolaha ku dhaca.
Calool xanuun halis ah, casiraad leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira oo dadka iyo xoolaha ku dhaca.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Barida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabadhac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabadheh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: In yar oo wax la beegay lagu khordiyo; suubis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-ayiri, -atiri/-dhahay, - dhahday; -dhihi) Ka d.: wax qof yiri ku celin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Ka d.: wax si aad u jeclaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Qeexid Xigta: Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Qeexid Kale: Dil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Dhiig sii deyn.
Qeexid Xigta: ld dhiigow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabadhiig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dabadhilif ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -raaday, -raatay
Qeexid: Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dabaqabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sariir caws ka samaysan oo aad dhulka ugu dhow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dabadeed fk. ld dabo1.
m.l
Qeexid: Birqabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: D. ah: miro meel sare saaran oo la qallajinayo.
Qeexid Xigta: D. ah: ilmo dhashay oo aan weli afartankii ka bixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Xaalad caadadiska dhiigga halbowlayaashau si aan caadi ahayn hoos ugu dhaco Waxay dhacdaa marka biyo badan ay jirka ka baxaan sida: shuban, gubasho, matag ama dhiigbax badan dhaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabadheer. ld dabadheeraansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]