Qeexid

"Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabadheer oo kali ah:
  • Waxaa bilowday abarihii dabadheer.
  • Madaxyuubka oo is-labarogiisii sii wata, wuxuu isha soo mariyay Jifo mici dheer iyo Jifo dabadheer iyo degmooyinka Dila, Wajaale.