Qeexid

"dabadeed fk. ld dabo1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabadeed oo kali ah:
  • Kadib, xagii baabuurka ayuu u dhaaqay oo dhinacii darawalka ayuu maray, dabadeed waxaan ku idhi; ‘dhinaca kale mar oo ka soo gal.’
  • Taliye xigeenku isaga oo arrintaa sharraxaad ka sii bixinaya wuxuu yidhi; “Intaa dabadeed saaka (shalay subax), ayuu ganan-ku-dhiigluhu u yimi qolada booliska ee saldhiga.