Qeexid

"ld debecsanaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabacsanaan oo kali ah:
  • Dabacsanaantaas waxay sahashay in laga maago dhamaystirka dastuurka si loo dhaqan galiyo.
  • Hayeeshee cillad ayay yeelanaysaa markii la eego dhinac kale, qaasatan dabacsanaanta iyo cududaarka Sharciga Ilaaha Kariimka ah oo marxaladaha qaarkood la dabciyo si loo ilaaliyo maslaxad guud.