Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) ld debecsan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabacsan oo kali ah:
  • Ma jirto fashil la sheegay inuu ku yimid shirka, balse waxaa cabsida ugu weyn ee la qabo ay tahay inuu fashil ku yimaado shirka hadii dhinacyadu ay muujin waayaan dabacsanaan iyo tanaasul.
  • Waa hays la casriyeeyay, oo si dabacsan kaman keliya loogu tumayay, cod dabacsanna leh.