Qeexid

"ld debcid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabac oo kali ah:
  • Dad badan oo goob joog ka ahaa Maxkamdaas ayaa buuq iyo dooda carro ka muuqatay ka jeediyey goobta maxkamada, kuwaas oo aad uga xumaaday xukunka dabacsan ee lagu riday Xusni Mubaarak.
  • Waxaa loo baahan yahay in lala yimaado dabacsanaan, is-cafis, isu-dulqaadasho idinkoo markasta maskaxdiina ku haaya sidii loo badbaadin lahaa caruurta iyo maatada ay maalin kasta xabaddu dileyso amaba u dhimanayo gaajo iyo macluul.