Qeexid

Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq1, dibaakh1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dabaakh oo kali ah:
  • Haddaba waxa hubaal ah in ay arrintani ku danbaynayso "Idaa kasara dabaakhiin fasaq maraq."
  • Haddaba waxa hubaal ah in ay arrintani ku danbaynayso "Idaa kasara dabaakhiin fasaq maraq."