Qeexid

D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daayac oo kali ah:
  • "Diraac iyo dirir hooray kala wacan adoo doog arkaayana lama dago abaar", "Nin tiisiiba daayacay ka kale ee dugsanaaya ani igala doqonsan."
  • "Diraac iyo dirir hooray kala wacan adoo doog arkaayana lama dago abaar", "Nin tiisiiba daayacay ka kale ee dugsanaaya ani igala doqonsan."