Qeexid

Maaddo cudurrada, nabarrada, dhaawaca iwm lagula tacaalo.

Qeexid Kale

Maaro; xal. ld dawo.

Qeexid Xigta

Heshiis iskaashi oo cid ka dhexeeya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine