Qeexid

"eeg daawee. ld daaweysiin, daweyn, daweysiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaweyn oo kali ah:
  • Madaxa CID ayaa Radio wax ka weydiiyey dadkii ka dambeyey qaraxaan in gacanta lagu soo dhigey iyada dadkii ku dhaawacmey qaraxaas lagu daaweynayo Isbitaalka Bosaso.
  • "Ma sheegi karo in ninkaan uu kamid ahaa kooxaha qaraxyada ka sameeya Muqdisho, balse dhaawaciisa ayaan daaweyneynay muddooyinkaan, waxaana ilaalinayay ciidamo ka tirsan Dowlada" ayuu yiri Dr.